Hirda oo Raashin Gargaar aha U Qaybisay Boqolaal Qoys
Ururka Samafalka HIRDA ayaa Gargaar Raashin ah ku qaybiyay maalmihii la soo dhaafay tuulooyinka ay ka midka yihiin Tubaako, Qotiileey, Malmal-kuus, Caanoole iyo Baroowdiinle. Deeqdaas waxaa waxaa ku deeqay muslimiinta magaalada Ottawa gaar ahaan jaaliyadda Soomaliyeed ee Ottawa ee dalka Canada iyagoo u soo mariyey deeqdaas Hay’ad Samafal oo lagu magacaabo Human Concern International (HCI)
|
• Abaaraha Ka Jira Gobalda Somaliya
Waxaa abaarro ba’ani ka dhacay qaybo ka mid ah gobollada Somaliya, qaarkoodna ay gaareen xaalad aad u xun, abaarahaasi waxay ka dhaceen degaamada Gedo, Bay, Bakool, Jubbooyinka, iyo qaar ka mid ah degmooyinka Jubbada hoose.
Read More...
• Abudwaq Secondary School Construction Project.
Abud-waqaqsecondary school will consist 12 classrooms, offices, library, lab and recreational ground.The construction will be carried out phasewise and is jointly financed by HIRDA and NCDO a Dutch development organisation based in The haque. &
Read More... |